Afrika
From Wikipedia
Afrika : Afrika waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² (11,677,240 mi²) tirdaas waxaa ku jira dhmaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka oo dhan, waxaana ku nool dad tiradooda ay dhantahay 800 oo milyuun waana tiro u dhiganta todobo qeyboodoo qayb dadka dunida ku noolo.