Web - Amazon

We provide Linux to the World


We support WINRAR [What is this] - [Download .exe file(s) for Windows]

CLASSICISTRANIERI HOME PAGE - YOUTUBE CHANNEL
SITEMAP
Audiobooks by Valerio Di Stefano: Single Download - Complete Download [TAR] [WIM] [ZIP] [RAR] - Alphabetical Download  [TAR] [WIM] [ZIP] [RAR] - Download Instructions

Make a donation: IBAN: IT36M0708677020000000008016 - BIC/SWIFT:  ICRAITRRU60 - VALERIO DI STEFANO or
Privacy Policy Cookie Policy Terms and Conditions
Soomaaliya - Wikipedia

Soomaaliya

From Wikipedia

Enlarge
Soomaaliya
Enlarge
Soomaaliya

Somaliya waa dal ku yaalla geeska Bari ee Afrika. Waa dal raadkiisu taariikhda dunida laga heli karo, isagoo hadba magac lagu tilmaamayo, gaar ahaan xilligii Fircoonta iyo Romaankuba.Somaliya waxay u qaybsantahay 18 gobol,oo kala ah:

source wikipedia abadikarin salman oo ku nool denmark(aarhus

Soomaaliya waxay xornimadeeda la soo noqotay 1960, kadib markii ay halgan hal qarni qaatay ay dadka Soomaaliyeed la galeen dawladihii gumaysanayey oo kala ahaa Talyaaniga iyo Ingiriiska, kuwaas oo u kala qaybiyey geyiga Soomaaliya shan qaybood. Waxay dadka Soomaaliyeed u ahayd guul aad u wayn markii ay xoroobeen labadii qaybood ee Ingiriiska iyo Talyaanigu ay kala gumaysan jireen, iyadoo ay weli ku soo jireeney gacanta gumaysiga qaybihii lakala siiyey Faransiiska, Ethiopia iyo Kenya. Marka laga soo gudbo kacaa kufkii dawladihii curdinka ahaa ee gumaysiga ka danbeeyey, waxaa dalka Soomaray dawlad milateri ah oo dhinacna gan adag ku maamulaysay dalka dhinaca kalena ay tartan kula jireen siyaasado badan oo kala ujeedo ah, taas oo dadka Soomaaliyeed ugu danb ayntii geyey siisay inay gaadhaan xaalad laga naxo oo loo malayn karo in dalkuba dib uga soo kaban waayo. Kooxaha maangaabka ah iyo kuwa loo adeegsaday dhagarta dalkooda ayaa ilaa manta la soo indhacad in burburkii dalku uu ahaa guulo la gaadhay... Taas oo aan ka dheehan karno halhaysyada meelaha qaarkood laga adeegsado sida mujaahid iwm. Waxaa warbaahinta qaarkeed ayba halhaysyada furitaanka ka dhigteen heeso iyo erayo lagu dhafoor taabanayo Ummadaa hagaastay...

Hassan Nuur oo ku nool Denmark

Our "Network":

Project Gutenberg
https://gutenberg.classicistranieri.com

Encyclopaedia Britannica 1911
https://encyclopaediabritannica.classicistranieri.com

Librivox Audiobooks
https://librivox.classicistranieri.com

Linux Distributions
https://old.classicistranieri.com

Magnatune (MP3 Music)
https://magnatune.classicistranieri.com

Static Wikipedia (June 2008)
https://wikipedia.classicistranieri.com

Static Wikipedia (March 2008)
https://wikipedia2007.classicistranieri.com/mar2008/

Static Wikipedia (2007)
https://wikipedia2007.classicistranieri.com

Static Wikipedia (2006)
https://wikipedia2006.classicistranieri.com

Liber Liber
https://liberliber.classicistranieri.com

ZIM Files for Kiwix
https://zim.classicistranieri.com


Other Websites:

Bach - Goldberg Variations
https://www.goldbergvariations.org

Lazarillo de Tormes
https://www.lazarillodetormes.org

Madame Bovary
https://www.madamebovary.org

Il Fu Mattia Pascal
https://www.mattiapascal.it

The Voice in the Desert
https://www.thevoiceinthedesert.org

Confessione d'un amore fascista
https://www.amorefascista.it

Malinverno
https://www.malinverno.org

Debito formativo
https://www.debitoformativo.it

Adina Spire
https://www.adinaspire.com