From Wikipedia
George W. Bush waa Madaxweyne wadanka Maraykanka. Kadib qaraxii 11.september 2001 ayuu go'aansaday inuu ku duulo saaxiibkii hore ay hubka kala iibsan jireen, oo baryihii dambe ka hor yimid (interest-conflicts). Dagaalka [iraq] ilaa haddda waxaa ku dhintay ka badan 100,000 oo qof.